
Dhamaan ummada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: 1:Higaada Carabiga2: Tajwiidka Qur'aanka3: Xifdiga Qur'aanka4:tafsiirka quraanka5: Luuqada Carabiga, 6:Axaadiista7:Siirada Rasuulka scw 8:Fiqiga 9:tawxiidka 10:tarbiyada caruurta yar yar Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

NUR AL QURAN Reading is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge.
OGAYSIIS OGAYSIIS
FREE CALL : +14153669147
هل تريد أن تحفظ كتاب الله وأنت في بيتك؟
هل تريد أن تتعلم سنة نبيك وأنت في بيتك؟
هل تريد أن تتكلم لغة العربية وأنت في بيتك؟
علم أولادك علوم دينهم وهم في بيتهم.
برنامج ناجح مجرب
محاضرات وكلمات ومواعظ.
فإن كان الجواب نعم فاتصل بالمعهد وزر موقعه
-
Ma doonaysaa inaad xiftido kitaabka alle adigoo jooga gurigaa?
-
Madoonaysaa inadbarato sunada nabigeena suban adigoo gurigaga joga?
-
Madoonaysa inaad ku hadasho luqada carabiga adigo gurigaga jooga?
-
Bar caruurtaada aqoon diinta adigoo gurigaaga jooga?
-
waa barnaamij lagu guulaystay oo la tijaabiyay.
-
haday jawaabtu tahay haa la xidhiidh oo booqo machadka NUR AL QURAAN online waxaad ka heli doontaa dhammaan baahiyahaaga diineed waxana kuugu diyaar ah macalimiin khibrad u leh durusta ay dhigayaan.


NUR AL QURAAN ONLINE


-
ARDAYGU WAA IN UU ILAALIYAA WAQTIGIISA
-
HADII ARDAYGU FASAX DOONAYO WAA IN UU LA SOO HADLAA MACALINKIISA
-
ARDAYGU WAA IN UU SOO AKHRIYAA CASHARKIISA
-
WAALIDKU WAA IN UU LA JOOGA ARDAY GA MARKA UU CASHARKA QAADANAYO HADII AANU JIRIN WAX CUDUR DAAR AH
-
LAMA OGALA TELEVISION ,MOBILE IYO WIXII LA MID AH MARKA CASHARKA LA QADANAYO
OGAYSIIS ARDAYGA
1: ARDAYGU WAA IN UU ILAALIYAA WAQTIGA
2: ARDAYGU WAA IN UU SOO AKHRIYAA CASHARKIISA
3: ARDAYGU HADII UU FASAX DOONAYO WAA IN UU LA SOO HADLAA MACALINKIISA
4: ARDAYGU MARKA UU CASHARKA QAADANAYO WAA IN UU LA JOOGA WAALIDKIISA
5: ARDAYGU MARKA UU CASHARKA QAADANAYO WAA IN UU KA FOGAADA
TELEVISION KA .MOBILE IYO WIXII KA MASHQUULINAYA CASHARKA
CONTACT US
SKYPE ID :
MUSTAFE.SUDAIS
SKYPE ID :
MADINA-SCHOOLS
FREE CALL :
+14153669147
EMAIL :
FACEBOOK :
macalin.mustafe.9
